
Audit Act
Jubbaland Audit Bill – Somali Version
Sharciga Hantidhowrka Dowlad-goboleedka Jubbaland, 2016 wuxuu dhisayaa qaab-dhismeedka sharci iyo hay’adeed ee hantidhowrka dowladda, isaga oo ujeeddadiisu tahay xoojinta isla xisaabtanka, hufnaanta, iyo kormeerka maareynta
